QM oo liiska Madow ku Darayska Isbahaysiga Sacuudiga

HomeWararka

QM oo liiska Madow ku Darayska Isbahaysiga Sacuudiga

Qoraal qabyo ah oo ay aragtay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa muujinaya in lagu xusay in Isbahaysiga Milliteriga ee ay Sacuudiga hoggaamiyaan lagu d

Oday Qaybdiid, Gud. Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Daljir uga Waramay Diidmada Shirka Dastuurka (dhegayso)
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Farriin Hoggaanka Suubban: Waa maxay FASAHAADKA ka imaan kara masuuliyadda maamulka iyo maareynta? (dhegayso)

Qoraal qabyo ah oo ay aragtay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa muujinaya in lagu xusay in Isbahaysiga Milliteriga ee ay Sacuudiga hoggaamiyaan lagu dari karo Liiska Madow ee QM ee lagu qoro Dalalka tacadiyada geysta.

Isbahaysiga Sacuudiga ayaa lagu eedeeyeey inay dad rayid oo ay ku jiraan carruur ku dileen dalka Yemen.

Warbixinta ayaa lagu xusay in duqeynta Isbahaysiga Sacuudiga lagu dilay 883 carruur ah, isla markaana la beegsaday duqeymo loo geystay Dugsiyo iyo Isbirtaalo sannadkii la soo dhaafay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: