Maamulka Gobolka Banaadir oo Sagootiyey Ergooyinkii Shirkii Hannaanka Dib-u-heshiisiinta (dhegayso)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah u sameeyey ergooyinkii ka qaybgelayey shirkii dibu heshiisiinta qaran ee shalay lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

DHEGAYSO-WARBIXIN Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com