Ajaaniib Shaqada Timajarka kala Wareegtey Timajarayaasha Bossaso (dhegayso)

Ajaaniib Shaqada Timajarka kala Wareegtey Timajarayaasha Bossaso (dhegayso)

Ururka Timajarayaasha Gobolka Bari (UTIGOB) ayaa cabasho ka keenay Hindi iyo Bangaaladheesh isgu jira oo magaalada ka furtay meherado timaha lagu jaro oo casri ah,  taas oo keentay in shaqadii ay hayeen timajarayaasha deegaanka ee ka shaqayn jiray magaalada bosaaso shaqadooda uu hoos-u-dhac ballaaran ku yimaado, taas oo sababtay in dhalinyaro badan ay soo wajahdo shaqo la’aan.

Magaalada Boosaaso waxaa kuyaala 86 timojare, oo Cabdi Mire Dacar uu yahay Guddoomiyaha Ururka Timajarayaasha Gobolka Bari, wuxuuna la soo xiriiray Radio Daljir una waramay wariye Xasan Heykal, asaga oo uga warramay waxa ay ka cabanayaan.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Nin walba calafkiisu cuna. dadka Ajanibta wax weyn bay wadanka kuso kordhiyen horumarkayna ka qeyb qadanayn wa in si diiran loso dhoweya. wan so dhowaynya runti dadka la.yimi farsamo iyo qalab casri ah.

  • wllhi waa wx ad iyo ad loga naxo in mnta wdankeni ajanid ka shqysantso oo wliba ay ku so qulqylayan ankuna an ka sii qulqulayno

  • dhalinyarada wey ka fanayaan shqadada lakin hayado tuugsadaan kama fanaan arinka wa
    dhib wacyi galin u baahan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com