HomeUncategorized

Labada dugsi sare ee Azhar Qardho iyo Xaaji Cali Biixi Galkayo oo caawa ku baratamaya miiska aqoonta ee Daljir. [Akhris …]

Bossaso, Sept ? 06 - Dugsiyada sare ee kale ah Azhar Qardho iyo Xaaji Cali Biixi Galkacyo ayaa caawa ku tartamaya barnaamijka Tartan iyo tacliin ee D

Guddiga wacyigelinta Puntland oo maalintii 6-aad farriimo isugu dhafan feejignaan & digniin u diray shacabka Puntland.
Roob dabaylo wata oo ka da’ay degmada Bandar Bayla ee gobolka Bari (Dhegayso)
DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kahadlay colaada Sool.

Bossaso, Sept ? 06 – Dugsiyada sare ee kale ah Azhar Qardho iyo Xaaji Cali Biixi Galkacyo ayaa caawa ku tartamaya barnaamijka Tartan iyo tacliin ee Daljir, Tartanka ayaa hadda bilawday waxaana labada dugsiba isku dayayaan inay guuleystaan.

Barnaamijkaan oo si toos ah loogala socdo dhamaanba deeganada PL ayaa hadda si dar dar leh u socda.

Istuudiyaha Daljir ee Bossaso oo tartanka laga baahinyo waxaa ku sugan xubno ka kale dhinacyada Dalladda Waxbarashada iyo Golis oo maalgalineysa.

Akhristeyaal hadba meesha uu tartanku marayo si toos ah ayaan idiinku soo gudbinaynaa.

Axmed Tallman
Idaacadda Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: