Xukuumada Puntland oo si kulul uga jawaabtay diyaardo sharci darro ku keenay Puntland burcad badeed.

Garowe, Sept 08 – Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa jawaab kulul ka bixiyey hab-dhaqanka dawladaha Kenya & jasaa’irka Seychelles. Jawaabta ayaa la xiriirta la-ahaystayaal la isku bedeshay, iyo lacago madax furasho ah oo laga bixiyey markab laga leeyahay jasaa’irka Seychelles oo lagu afduubay xeebaha Somaliya bishii Febraayo, 2009.

Qoraalka oo ku qoran English ayaa lagu xusay in labada dal ay jabiyeen shuruucda caalamiga ah ee la dagaalanka burcad badeeda, ayna ku soo xadgurbeen hawada Somaliya.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com