Laba belood oo Heshiis ku dhexmaray gobalka Galgaduud (Daawo)

Deegaanka Bali-howd ee udhaxeeya magaalooyinka Xeraale iyo Gurceel
ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay Heshiis is afgarad ah oo dhexmarey
beelaha ka soo kala jeeda Xeraale iyo Gurceel kadib markii dhawaan
shaqaaqo dhalisay dhimashada afar ruux ay kadhacdey deegaanka
Balli-wasaq.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com