Gabar Qurbajoog ah oo hormar ka samaysay dalkeeda (dhegayso|daawo)

Gabar Qurbajoog ah oo hormar ka samaysay dalkeeda (dhegayso|daawo)

Drs. Sacdiya Cabdi Cabdulle oo wax ku soo baratay dalka dibediisa ayaa waxa ay Magaaladda Buurtinle ee gobalka Nugaal ka furatay xarun caafimaad oo lagu daaweeyo haweenka laguna barto Xirfadaha Caafimaadka.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo kamid ah Howlwadeenadda Radio daljir ayaa warbixin ka samaysay Xaruntaas iyo Hormarkay dalkeeda ka samaysay Sacdiya oo kamid ah Qurbajoogta Somaliyeed.

Hoos ka daawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com