Kulantii Barlamaanka ee maanta loo balansana oo dib loo dhigay Maxay tahay Sababta?

HomeWararka

Kulantii Barlamaanka ee maanta loo balansana oo dib loo dhigay Maxay tahay Sababta?

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhigay Fadhi ay maanta yeelan lahaayeen Xildhibaanaddu, kaas oo qorshuhu u ahaa in looga hadlo Caabuqa COVID19 iyo u Codeyn 2 xubnood ee Guddiga M/Banaan ee Xuduudaha. Kulanka ayaa mar kale la iclaamiyay inuu qabsoomi doono maalinta arbacada oo ay taariihda ku began tahay 31- bisha Maarso.

Magaaladda Buhoodle oo laga Hirgaliyeey Shirkad Socdaal oo Cusub (dhegayso)
ASKARI DOOLOW KA GEYSTAY DIL IYO DHAAWAC OO ISNA MAANTA MEEDKIISA LAGA HELAY DULEEDKA MAGAALADA
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhigay Fadhi ay maanta yeelan lahaayeen Xildhibaanaddu, kaas oo qorshuhu u ahaa in looga hadlo Caabuqa COVID19 iyo u Codeyn 2 xubnood ee Guddiga M/Banaan ee Xuduudaha.

Kulanka ayaa mar kale la iclaamiyay inuu qabsoomi doono maalinta arbacada oo ay taariihda ku began tahay 31- bisha Maarso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: