Kulantii Barlamaanka ee maanta loo balansana oo dib loo dhigay Maxay tahay Sababta?

Kulantii Barlamaanka ee maanta loo balansana oo dib loo dhigay Maxay tahay Sababta?

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhigay Fadhi ay maanta yeelan lahaayeen Xildhibaanaddu, kaas oo qorshuhu u ahaa in looga hadlo Caabuqa COVID19 iyo u Codeyn 2 xubnood ee Guddiga M/Banaan ee Xuduudaha.

Kulanka ayaa mar kale la iclaamiyay inuu qabsoomi doono maalinta arbacada oo ay taariihda ku began tahay 31- bisha Maarso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com