Magaaladda Buhoodle oo laga Hirgaliyeey Shirkad Socdaal oo Cusub (dhegayso)

Magaaladda Buhoodle oo laga Hirgaliyeey Shirkad Socdaal oo Cusub (dhegayso)

Magaalada Buuhoodle ayaa laga hirgeliyey shirkad cusub oo adeegyada sorcdaalka gobolada qaabilsan, shirkadan ayaa la timi baabuur cusub iyadoo qiimihii rakaabku baabaabuurta ku raaci jireen hoos loo dhigay hadaba Ibraahim Yuusuf oo gudoomiye u ah shirkadan oo magaceeda la yiraahdo Waayeel Group ayaa Daljir uga waramay shirkadan iyo waxa ay deegaanka kusoo kordhinayso.

Dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com