Kooxo Dadka Dhibaatayn Jirey oo Lagu Qabtay Demada Kaxda (dhegayso)

Maxamed ismaaciil Cabdilaahi Gudoomiyaha dagmada kaxda ee gobolka Banaadir oo lahadlay maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay kooxo xiliga habeenkii ah dhibaateeya shacabka kuwaas oo kuhubaysan hubka fudud, wuxuuna sheegay in ragaasi ay gacanta ku soo dhigeen .

Hadaba Gudoomiya ayaa Waxaa arintaasi kawaraystay Wariye xasan Heykal.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com