Qoyska Gabar Wadnuhu Weynaadey iyo Hooyadeed oo Dhegool ah oo Qardho Lacag Lagu Gudoonsiiyey (dhegayso)

Qoyska Gabar Wadnuhu Weynaadey iyo Hooyadeed oo Dhegool ah oo Qardho Lacag Lagu Gudoonsiiyey (dhegayso)

Howlwadeenada Idaacadda Daljir ee magaalada Qardho ayaa lacag gaarsiinyey qoyska gabar wadnuhu weynaadey iyo hooyadeed oo dhegool ah, kuwaasi oo warbixin loogu qareemayo ay ka baxday xarumaha kala duwan ee Radio Daljir.

WARBIXINTA M FANTASTIK hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0