Keenista Meydka Marxuun Yariisow oo dib u dhacday

HomeWararka

Keenista Meydka Marxuun Yariisow oo dib u dhacday

Waxaa dib u dhac ku yimid keenista magaalada Muqdisho meydka marxuum Cabdiraxmaan Cumar Yariisow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyadoo guddiga

Ismaaciil Cumar Geelle oo sheegay waqtiga uu xilka ka dagayo
Madaxweyne Xasan sheekh oo shir ugu baaqay dowlad gobaleedyada
Waraysi: Jeylaani Urdoox:”Somaliland haddi gobalka Awdal ay kabixi waydo waxaa la isugu soo gali doona Hargeysa”

Waxaa dib u dhac ku yimid keenista magaalada Muqdisho meydka marxuum Cabdiraxmaan Cumar Yariisow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyadoo guddiga qabanqaabada aaska uu sheegay in la keenayo berri oo ah maalinimo Axad ah.

Boqolaal ruux oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa dib uga soo laabanaya iyadoo saaka oo idil la sugayay keenista meydka.

Illaa iyo hadda lama oga sababta keentay dib u dhaca hase yeeshee dalka Qadar ayaa ah dal ay xayiraad ku soo rogeen wadamada qaliijka qaarkood.

Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Yariisow ayaa ku geeriyooday magaalada Doha ee dalka Qadar kadib markii uu ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: