Ciidanka Danab oo amaanka Garoonka diyaaradaha dhuusamareb lagu wareejiyeey

Ciidanka Danab oo amaanka Garoonka diyaaradaha dhuusamareb lagu wareejiyeey

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa Maanta waxaa si rasmi ah loogu wareejiyay amniga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ugu tegay Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ee lagu wareejiyay amniga Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheye ayaa Ciidanka kula dar-daarmay Adkeynta Amniga Garoonka,isla markaana faray inay wada shaqeyn la yeeshan hay’addaha ka howlgala Garoonkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com