Kalluumaysatada Puntland oo isu diyaarinaya waqtiga bad-furanka (dhegayso)

HomeWararka

Kalluumaysatada Puntland oo isu diyaarinaya waqtiga bad-furanka (dhegayso)

Bilaha sagaalaad iyo tobonaad  waa xiliga ay  bilowdaan bad furanka ,kaluumaysataduna ay si caadi aha nolol maalmeedkooda ay uga raadsadaan badda.

Ciidanka Booliska SSC-KHAATUMO oo qabtay Gawaari Somaliland ku socday
DFS oo ka qeyb-gashay shir looga hadlayay ka hortagga fatahaadaha
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Bilaha sagaalaad iyo tobonaad  waa xiliga ay  bilowdaan bad furanka ,kaluumaysataduna ay si caadi aha nolol maalmeedkooda ay uga raadsadaan badda.

Nolosha in badan oo ka mid ah shacabka Puntland ayaa ku tiirsan wax soo saarka badda, inkastoo muddooyinkii ugu dambeeeyay saamayn xoogan ay kasoo gaartay doonyaha si sharci darada uga kalluumaysta biyaha Soomaaliya gaar ahaana Puntland.

Hadaba Maxamed Siciid Maxamuud oo ka mid ah kalluumaysatada deegaanka Xaabo oo katirsan magaalada Caluula ayaa u waramay Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: