Juxa iyo Kormeerkiisii Xafiiska Laanta Socdaalka DFS (dhegayso)

HomeWararka

Juxa iyo Kormeerkiisii Xafiiska Laanta Socdaalka DFS (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS, Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta dowlada hoose ee dagmada Bosaaso Xafiiska Laanta Socda

Siyaasi kenyan ah oo ka hadlay dhibaatada ka dhalan karta khilafka kenya & Somaaliya
Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka oo sheegay in la furi doono wadooyinka Muqdisho ee wali xiran
Madaxweyne Xasan sheekh oo shir ugu baaqay dowlad gobaleedyada

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS, Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta dowlada hoose ee dagmada Bosaaso Xafiiska Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee DFS.

Kormeer kabacdi, Wasiirku waxa uu kula hadlay hoolka dowlada hoose ee magaalada Bossaso boqollaal dadwayne ah oo halkaasi ku soo dhaweeyay, waxaana kormeerka ku weheliyay maamulka gobolka iyo kan degmada Bossaso.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: