Madaxweyne Xasan sheekh oo shir ugu baaqay dowlad gobaleedyada

HomeWararka

Madaxweyne Xasan sheekh oo shir ugu baaqay dowlad gobaleedyada

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa martiqaad u diray Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, si ay uga soo qeyb galaan shirk

Time to name and shame shameless Puntland politicians who oppose Puntland democratization
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Sucuudiga iyo Iiraan Oo Soo Celinaya Xiriirkoodii Diblumaasiyadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa martiqaad u diray Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, si ay uga soo qeyb galaan shirka Madasha Wadatasha Qaran NCC oo la qorsheynayo in la qabto 20-21 April.

Shirkan ayaa Madaxda lagu casuumay waxaa ka mid ah Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni, iyadoo dhowaan bayaan ka soo baxay Puntland kala laabatay dowladda Federaalka aqoonsiga, kuna dhawaaqday in Maamul ka madax bannaan dowladda Federaalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0