Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo la kulmay masuuliyiin kasocda QM

HomeWararka

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo la kulmay masuuliyiin kasocda QM

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa Xarunta Madaxtoyada ku qabilay Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobe oo uu hoggaaminayo Ku-Xigeenka Waki

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Qaxootiga Yemen ee Garoowe oo dibadbax dhigay
Guusha SSC-KHAATUMO waa taagantahay ee Xasan Sheekh & Jabuuti ha joojiyaan waxay wadaan

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa Xarunta Madaxtoyada ku qabilay Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobe oo uu hoggaaminayo Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud, ahna Isku-duwaha QM ee Arrimaha Deegaanka iyo Beni’aadamnimada ee Soomaaliya, Mudane George Conway.

George Conway waxaa Safarka ku Weheliyay Madaxda UNDP ,UNICEF ,UNHCR ,IOM IYO UN HABİTAT ee Somalia waxaana laga wada hadlay Mashaaricda ka socoga Galmudug iyo Sidii lo siyaadin lahaa ,Furitaanka Xarunta UN ka ee Galmudug iyo arimaha Xalalka Waare ee Barakacayaasha

Ugu danbeyn kulamadi labada dhinac waxay ku so dhamaden is afgaraad

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: