Qaxootiga Yemen ee Garoowe oo dibadbax dhigay

HomeWararka

Qaxootiga Yemen ee Garoowe oo dibadbax dhigay

Qaar ka mid ah muwaadiniinta Yemen ee usoo qaxay deegaamada Puntland gaar ahaana magaalada Garoowe ayaa dhigay dibadbax ay uga cabanayaan waxbarasho l

Guddiga baritaanka Qarixii Buhoodle oo Shacabka Baaq u diray (dhegayso)
Doodwadaag beerashada wanaagsan & doorka tiknoolijiyadda iyo waxsoosaarka beeraha
DDS: Abaar baaxad weyn oo kusii kordhaysa Gobolada Af-dheer,Liibaan

Qaar ka mid ah muwaadiniinta Yemen ee usoo qaxay deegaamada Puntland gaar ahaana magaalada Garoowe ayaa dhigay dibadbax ay uga cabanayaan waxbarasho la’aan, hoy xummo iyo cunto la’aan, iyagoona codsaday in wax laga badalo hogaanka hay’adaha QM ee u qaabilsan qaxootiga Yemen.

Dadkan ayaa ku dibadbaxay hoyga QM ee Garoowe, iyagoona muujiyay sida ay ugu baahanyihiin adeegyada aasaasiga u ah dhanka nolosha.

Yemeniin badan ayaa kusoo qaxay gobolada Puntland, kadib markii dalkaasi Yemen uu galay dagaalo dhiig badan ku daatay oo u dhaxeeya dowladda oo taageero ka helaysa isbahaysiga Sacuudiga iyo Imaaraatka Carabta iyo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: