Site icon Radio Daljir

Juxa iyo Kormeerkiisii Xafiiska Laanta Socdaalka DFS (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS, Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta dowlada hoose ee dagmada Bosaaso Xafiiska Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee DFS.

Kormeer kabacdi, Wasiirku waxa uu kula hadlay hoolka dowlada hoose ee magaalada Bossaso boqollaal dadwayne ah oo halkaasi ku soo dhaweeyay, waxaana kormeerka ku weheliyay maamulka gobolka iyo kan degmada Bossaso.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/595a661a060100d9986b81cb/Wasiir+juxa_bossaso_3jul17.mp3?_=1

 

Exit mobile version