Jiriiflayaal saamayn ku yeeshay howlihii shaqo ee kalluumaysata xeebaha Laasoqray (Dhegeyso)

Laasqoray, October 28, 2013 – Kalluumaysatada xeebaha degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa ka gaabsaday howlihii kalluumaysi ee ay badda ka wadeen, kadib markii doonyo iyo maraakiib kuwa Jiriifka ah ay xaaluf ba?an ka bilaabeen deegaanka.

Cabdi Axmed oo Kalluumaysatada Laasoqray ku jira ayaa idaacada Daljir u sheegay in doonyaha shisheeye ee Jiriifka wadda ay bilaabaaneen in ay soo dhowaadaan iyagoo mararka qaar dhibaato u geysanaya Kalluumaysada deegaanka.

Qaar ka mid ah xirfadlayda badda ka shaqaysta ee Laasqoray, ?hadda waxay joojiyeen in ay badda u xoogsi tagaan cabsi jirta, iyo kalluunkii ay jilaaban jireen oo isna yaraaday darteed.

Xeebaha laasqoray ayaa jirifiika la qabba deegaanada kale ee gobollada Sanaag iyo Bari oo ay iyagana ay joogaan Maraakiib iyo doonyo laga leeyahay dalalka Iiran iyo Yeman

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Dhegeyso: Aamina ladan oo daljir ka tirsan ayaa waraysatay Cabdi Axmed oo Kalluumaysatada ku jira

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com