“Iskaashi ay sameeyeen maamulka & shacabka Eyl dartii wax burcad ahi ma joogaan Eyl; Eyl saafi bay ka tahay wax burcad badeed ah” Faysal Khaliif Wacays.

Eyl, Aug 11 – Ku xigeenka Duqa degmada Eyl oo aan ka waraysanay xaalada degmada Eyl ayaa sheegay in ay degmadu ka soo kabanayso lurtii burcad badeeda, hadana aanay joogin wax burcad badeed ahi. Eyl ayaa hore u ahayd saldhigga uugu weyn ee burcad badeeda ka ugaarata xeebaha Somaliya …

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com