Guddiga wacyigelinta bulshada oo shirkoodii maanta farriimo isugu dhafan feejignaan & hogatusaalayn u diray shacabka Puntland.

Garowe, Aug 10 – Guddiga oo ay maanta u hadleen wasiirka haweenka & horumarinta qoyska marwo Caasha Geelle Diiriye & wasiir ku xigeenka beeraha Burhaan Cilmi ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan hay’adaha amniga ee dawlada Puntland, kana feejignaadaan dadka caadaystay falal dambiyeedyada iyo dhibka bulshada.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com