Hordhaca Wafti Ka Socda Qaramada Midoobey oo Garoowe Gaarey (Sawirro)

Hordhaca Wafti Ka Socda Qaramada Midoobey oo Garoowe Gaarey (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha xuquuqda aadanaha.

Mas’uuliyiinta ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii ay caddaalad u heli lahaayeen dhalinyaradii aan qaan gaarka ahayn ee lagu qabtay dagaalka Puntland Alshabaab kula gashay Suuj iyo Garacad.

SAWIRRO HORDHAC AH

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com