Maxaa Ka Soo Baxay Kulamadii Farmaajo Madaxda Kula Yeeshay Riyaad (dhegayso)

HomeWararka

Maxaa Ka Soo Baxay Kulamadii Farmaajo Madaxda Kula Yeeshay Riyaad (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Madax kala duwan waxaa uu kula kulmay Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya sida

JIGJIGA sidee looga Ciiday?
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Madax kala duwan waxaa uu kula kulmay Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya sida ay xaqiijiyeen Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta dowladda.

Madaxda uu la kulmay Madaxweyne Farmaajo waxaa ka mid ah Madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump , Amiirka dalka Qatar iyo sidoo kale Boqorka Sacuudiga.

Dhammaan Madaxweyne Farmaajo  Madaxdaasi waxaa uu kala hadlay Arimaha amniga iyo sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka Al-Shabaab.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: