Wasiir Yariisow oo Ka Hadlay Dilalka Ergadii Dooratay Barlamaanka (dhegayso)

Wasiir Yariisow oo Ka Hadlay Dilalka Ergadii Dooratay Barlamaanka (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay dilalkii dhawaan ka dhacayay magalada muqdisho ee loo geysanayay dadkii soo doortay Xildhibanada Barlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo Qaarkood lagu dilay magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka xun tahay dilalka lagu haayo Shacabka Soomaaliyeed.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com