Hiirshabeele oo Warsaxafadeed Khilaafsan Mid ka soo Baxay Madaxda Maamul Gobaleedyada Soo Saartay (akhri)

War ka soo baxay Maamulka Hirshabeele, gaar ahaan xafiiska Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa kahorimaanaya Warsaxafadeed maanta ka soo baxay Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada oo ay ugu horeyso Puntland, jubbaland, Koonfur Galbeed, iyo Maamulkan Hirshabeele oo hadda beeniyey warqaddaas.

Hoos ka akhriso warqadda beeninta war saxaafadeedka maamulada dalka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com