Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Maanta la Shiray Ururada Bulshadda (dhegayso)

Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Maanta la Shiray Ururada Bulshadda (dhegayso)

Gudiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta Caasimadda Garowe kula shiray Ururadda Bulshadda Rayidka ah ,kaas oo ahaa kulan wadatashi ah,isla markaana ay ka qayb galeen masuuliyiin kala duwan.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan Ayaa Warbixin inoo diyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com