Haweeney rabtey in ay ismiidaamiso oo Baardheere lagu toogtay

Haweeney rabtey  in  ay ismiidaamiso oo  Baardheere lagu toogtay

Ciidamada ammaanka Baardheere ayaa maanta toogasho ku diley Haweeney rabtey inay isku qarxiso saldhiga Booliska degmada Baardhere.

Haweeneyda ayaa xilligaasi waxay ka soo degtay Baabuur Caasi ah oo ka yimid magaalada Baydhabo,waxayna bambo ku tuurtey ciidanka ilaalada ahaa ee ku sugnaa afaafka hore, waxaana halkaasi ku dhaawacmey ilaa 2 askari.

Baaritaanno meydkeeda lagu sameeyey ayaa waxaa laga soo saaray walxaha qarxa iyo Lambar sireedkeeda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com