Gumeysi Dadban iyo Qaadashada Lacagta Birta Itoobiya oo ka Bilaabatay Soomaaliya (dhegayso)

Qaybo kamid ah gobolada Koonfureed iyo bartamaha Soomaaliya oo dhowaan laga diidey qaadashada lacagta shillinka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ganacsatadu ay bilaabeen qaadashada lacagta birta ah ee Itoobiyaanka.

Gallad Xuseen Shire oo kamid ahaa ganacasatadaas ayaa Radio Daljir u sheegay in ay dhawaan wadahadal lagalayan Dawlada Puntland iyo ganacsatada gobolka Mudug. Zubeir Shiikh Cabdi ayuu uga waramay asaga oo Cadaado ku sugan, kana warramaya kulanka ganacsata iyo isticmaalka lacagta birta ee Itoobiyaanka.

DHEAGYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com