OGAYSIIS: Kulliyadda Macalimiinta ee GTEC Garoowe oo Arday Cusub U Qaadanaysa Bachelor of Education

HomeWararka

OGAYSIIS: Kulliyadda Macalimiinta ee GTEC Garoowe oo Arday Cusub U Qaadanaysa Bachelor of Education

Kulliyadda Waxbarashada Macallimiinta ee Garowe – GTEC (Jiitek), waxay ku war gelinaysaa dhammaan ardayda haysata Shahaadada Diploma of Education in k

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda WFP
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
(Aragti): Waa kuma musharaxa ugu saamaynta badan ee baraha bulshada?

Kulliyadda Waxbarashada Macallimiinta ee Garowe – GTEC (Jiitek), waxay ku war gelinaysaa dhammaan ardayda haysata Shahaadada Diploma of Education in kulliyaddu ay qaadan doonto arday cusub, kuwaas oo loo dhameystiri doono 2-sano oo Bachelor of Education ah.

Koorsoonyinkan la qaadan doono waxay ku bixi doonaan hab Distance Learning ah, waxayna u kala baxayaa sidaan:

  1. Bachelor of Education in Biology and Chemistry
  2. Bachelor of Education in Physics and Mathematics
  3. Bachelor of Education in History and Geography
  4. Bachelor of Education in English and History
  5. Bachelor of Primary Education in Science and Mathematics
  6. Bachelor of Primary Education in Social Studies and English

Shuruudaha qabashada waxaa ka mid ah:

  • In uu haysto shahaadada Diplomada
  • In uu keeno laba sawir oo ah Nooca baasboorka-ka ah
  • In uu bixiyo lacagta diiwaan gelinta oo ah $20

Is diiwaan gelintu way socotaa, waxayna ku egtahay 31/07/2017, Tirada ardayda la qaadanayana way koobantahay

Wixii faahfahin intaa dheer

La xiriir xafiiska diiwaan gelinta ardayda ee Kulliyada GTEC (Jiitek).

Mobile:      7 828321

E-mail:   [email protected]

Sidaa iyo la socod wanaagsan

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: