(Aragti): Waa kuma musharaxa ugu saamaynta badan ee baraha bulshada?

HomeWararkaQormooyinka Daljir

(Aragti): Waa kuma musharaxa ugu saamaynta badan ee baraha bulshada?

Mid kamid ah Musharixiinta ugu cadcad oo qabsaday baraha bulshada iyadoo lagu gudo jiro maalmihii ugu dambeeyey ee tartanka xilka madaxtinimadda Dowla

Safarka Madaxweyne Gaas iyo Taariikhda uu U Dhigay Puntland iyo Galmudug-Qormo
Masuuliyiineey Tacsida iyo Tol-la’aydiina Maanta Hiil Berri Noogu Badala!
Waano Siyaasiga Soomaaliyeed iyo Da’yartaba!

Mid kamid ah Musharixiinta ugu cadcad oo qabsaday baraha bulshada iyadoo lagu gudo jiro maalmihii ugu dambeeyey ee tartanka xilka madaxtinimadda Dowladda Puntland   yaa waxaa muuqanaya in
Musharax Ali Haji warsame uu yahay Musharaxa kaliya ee sida xoogan uga dhex muuqda dhammaan Baraha Bulshadda intooda badan,  sida Facebook iyo Twitterka.

Musaharax Ali Haji Warsame ayaa lagu Amaanayaa daacadnimo iyo in uu yahay nin dhaqankiisa iyo hadalkisu is waafaqsan yihiin, waxyaabaha lagu taageerayo ayaa ah garab istaaga Bulshadda horumardoonka ah, isagoo aan marnaba ka caajisin in uu la wadaago Bulshadda hadba howlaha ay gacanta ku hayaan, waana Musharaxa kaliya isago Doorasho ku jira, ka qeyb qaadanayey abaabulka Bulshadda ee dhanka horumarka iyo wacyi gelinta.

Waxaa lagu tilmaamayaa in uu yahay Musharaxa kaliya ee ay ka muuqato daacadnimo iyo  ammaano, waana Musharaxa kaliya ee si waafi ah u faafiyey Qorshayaashiisa siyasadeed.

Musharax Ali haji warsame ayaa  noqonayaa Musharaxa loogu taageero badan yahay dhanka Social media-yaha.

Masawiradda hoos ka daawo.

Aragtidan waxaa gaar ay u tahay Cabdulaahi Cali Guuleed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: