Site icon Radio Daljir

OGAYSIIS: Kulliyadda Macalimiinta ee GTEC Garoowe oo Arday Cusub U Qaadanaysa Bachelor of Education

Kulliyadda Waxbarashada Macallimiinta ee Garowe – GTEC (Jiitek), waxay ku war gelinaysaa dhammaan ardayda haysata Shahaadada Diploma of Education in kulliyaddu ay qaadan doonto arday cusub, kuwaas oo loo dhameystiri doono 2-sano oo Bachelor of Education ah.

Koorsoonyinkan la qaadan doono waxay ku bixi doonaan hab Distance Learning ah, waxayna u kala baxayaa sidaan:

  1. Bachelor of Education in Biology and Chemistry
  2. Bachelor of Education in Physics and Mathematics
  3. Bachelor of Education in History and Geography
  4. Bachelor of Education in English and History
  5. Bachelor of Primary Education in Science and Mathematics
  6. Bachelor of Primary Education in Social Studies and English

Shuruudaha qabashada waxaa ka mid ah:

Is diiwaan gelintu way socotaa, waxayna ku egtahay 31/07/2017, Tirada ardayda la qaadanayana way koobantahay

Wixii faahfahin intaa dheer

La xiriir xafiiska diiwaan gelinta ardayda ee Kulliyada GTEC (Jiitek).

Mobile:      7 828321

E-mail:   Registrar@gtecsom.com

Sidaa iyo la socod wanaagsan

DHEGEYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5965af96030100cc02dae031/Ogaysiiska+Kulliyadda+GTEC.mp3?_=1
Exit mobile version