Gudoomiyaha Degmada Caluula oo ka Hadlay Waxqabadkiisa (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmada Caluula oo ka Hadlay Waxqabadkiisa (dhegayso)

Maxamuud Axmed Caynab Gudoomiyaha Gobolka garda fuu oo lahadlay maanta idaacada daljir ayaa kawarbixiyay xaalada guud e gobolka garda Fuu iyo xaalada dadkii ay abaartu saamaysay kahortaga falalka burcad badeeda jariifka lagu hayo xeebaha Puntland iyo arimo kale.

Wariye Deeqo ladan oo kusugan daljir Bosaaso ayuu uwaramay.

dhegayso waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com