Cuduro ka Dilaacay Degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari (dhegayso)

Cuduro ka Dilaacay Degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari (dhegayso)

Degmadda Balidhidin ee gobalka Bari ayaa lasoo sheegaya in cuduro ay ka dilaacen degaankaas ,waxaana qaar kamid ah shacabka Balidhidin oo waraysi siyeey Daljir shegeen in cuduradaas ay kamid tahay jadeecada oo ku dhacday caruurta.

Iftin Maxamed Shire oo kamid ah haweenka Degmaddas oo Waraysi siisay Radio daljir ayaa sheegtay in degmadda cuduradaa ay ka dilaceen ,iyado sheegtay in dhinaca kale xaaladda degmadda ay wanaagsantahay.

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com