Guddoomiyihii hore ee Qardho oo u geeriyooday Covid-19

HomeWararka

Guddoomiyihii hore ee Qardho oo u geeriyooday Covid-19

Allaha ha u naxariisto guddoomiyihii hore gobolka Karkaar Cabdiquraan Maxamed Aadan ayaa oxygen la’aan ugu geeriyooday xarunta Covid19ka ee magaalada Qardho oo katirsan dhismaha isbitaalka Qardho. Waxaa laga helay cudurka Covidka , isagoo isbitaalka kujiray , intii uu isbitaalka jiifay waxaa la waayay wax qalab ah oo Oxygen ah. Allaha ha u naxariisto guddoomiyaha.

Garowe: Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland oo Shaaciyay Xogta liiska Codbixiyayaasha (daawo)
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Garoowe(dhegayso)
Golaha xukuumadda ee Jubalanad oo ka shiray arimaha bixinta dhulka (sawiro)

Allaha ha u naxariisto guddoomiyihii hore gobolka Karkaar Cabdiquraan Maxamed Aadan ayaa oxygen la’aan ugu geeriyooday xarunta Covid19ka ee magaalada Qardho oo katirsan dhismaha isbitaalka Qardho.

Waxaa laga helay cudurka Covidka , isagoo isbitaalka kujiray , intii uu isbitaalka jiifay waxaa la waayay wax qalab ah oo Oxygen ah.
Allaha ha u naxariisto guddoomiyaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: