Garowe: Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland oo Shaaciyay Xogta liiska Codbixiyayaasha (daawo)

Shaacin Xogta Liiska Rasmiga ah ee Codbixiyayaasha Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn:
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo Horay u shaaciyay 27 Juun 2021 liiska hordhaca ah ee codbixiyayaasha degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn sida uu qabo Xeerka Codbixiyaaasha Puntland, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4-ta Agoosto 2021 si rasmi ah u shaaciyay xogta liiska codbixiyayaasha degmooyinkaas.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeed TPEC iyo liiska kama dambayska ah codbixiyayaasha saddexda Degmo.

Akhriso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com