Guddoomiyihii hore ee Qardho oo u geeriyooday Covid-19

Guddoomiyihii hore ee Qardho oo u geeriyooday Covid-19

Allaha ha u naxariisto guddoomiyihii hore gobolka Karkaar Cabdiquraan Maxamed Aadan ayaa oxygen la’aan ugu geeriyooday xarunta Covid19ka ee magaalada Qardho oo katirsan dhismaha isbitaalka Qardho.

Waxaa laga helay cudurka Covidka , isagoo isbitaalka kujiray , intii uu isbitaalka jiifay waxaa la waayay wax qalab ah oo Oxygen ah.
Allaha ha u naxariisto guddoomiyaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com