PUNTLAND: XEERILAALIYAHA GUUD OO KA HADLAY HAB DHAQANKA QAAR KAMID AH SARAAKIISHA SALDHIGYADA BOOLIISKA (daawo)

PUNTLAND: XEERILAALIYAHA GUUD OO KA HADLAY  HAB DHAQANKA QAAR KAMID AH SARAAKIISHA  SALDHIGYADA BOOLIISKA (daawo)

Xeerilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan Ow Cismaan: “Saldhig kamid ah Saldhigyada Booliska Puntland oo aan booqday waxan ugu tagay Ciidankii saldhiga ka howlgalayay oo dhamaantood wada jiifa oo ninwalba uu barkanyahay geedka Qaadka ah, Taliyihii saldhigaan waydiiyay waxaa la igu yiri waxa uu jiifaa qolkaas hadii la iisootoosiyayna waxa uu amar kubixiyay in xeradada la iga saaro hadii uusan kabixina xabad lagaladaalo”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com