Guddiga Amniga gobalka Mudug oo ka shiray Caronavirus (dhegayso)

Guddiga Amniga gobalka Mudug oo ka shiray Caronavirus (dhegayso)

Guddiga Amniga Gobalka Mudug ayaa shir ay ku yesheen madaxtooyadda Gaalkcyo waxay maanta kaga arinsadeen sidi loo soo roggi lahaa bandow ka dhaqangala gobalka Mudug iyo Awaamir dhowr ah oo ay ku soo rogeen shacabka gobalka Mudug.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Duqa degmadda Gaalkcyo,Taliyaha cusub ee qaybta Gobalka Mudug iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo shir Jaraa’id ku qabtay Gaalkcyo ayaa arrimahaas ka hadlay.

Sido kale Madaxdu waxay ka hadashay Bandow ka dhaqangali doona Gaalkcyo iyo su’aalo an ka waydinay Qaadka Maalin walba soo gala Gaalkcyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com