Taliyaha Cusub ee qaybta Booliska Gobalka Mudug oo maanta xilka la wareegay (dhegayso)

Taliyaha Cusub ee qaybta Booliska Gobalka Mudug oo maanta xilka la wareegay (dhegayso)

Taliyaha cusub Qeybta Booliska Gobolka Mudug Korneyl Muumin Cabdi Shire oo maanta xilka kala wareegay Taliyihi hore ee qaybta Jaamac Maxamed Axmed (Jaamac Sandaqad).

Xafladda xil wareejinta Waxaa ka qayb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dumuqraadiyada iyo Federaalka Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad.

Wariye Maxamed Lakiman ayaa Warbixintan Gaalkacyo ka soo diyaariyeey.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com