Hantidhowrka Guud: “Wax Lacag ah lagama Saari Karo Bangiyada iyo Xawaaladaha Puntland”

Hantidhowrka Guud: “Wax Lacag ah lagama Saari Karo Bangiyada iyo Xawaaladaha Puntland”

Hantidhowraha guud ee dowladda Punttand, Jaamac Maxamed Cusmaan, ayaa soo saarayo go’aan lagu hakinayo in wax lacag ah laga saaro khasnadaha dowladda, sida Bankiyada iyo xawaaladaha gaarka ah.

Amarka Hantidhowrka Guud ayaa yimid maalin kaddib mooshinkii kalsooni-kala-laabashada xukuumadda Madaxweyne Gaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com