Golaga Xisbiga Dimoqoraadiga Soomaalida (XDS) ee DDS oo leh shir xasaasi ah

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Golaga Xisbiga Dimoqoraadiga Soomaalida (XDS) ee DDS oo leh shir xasaasi ah

Shir ay iskugu yimaadeen Guddiga Golaha Dhexe ee xubnaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) uuna shir-guddoomiyey Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Cagj

Dhalinyaradda Magaaladda Qabri Dahar ee DDS oo bilaabay Barnaamij lagu ciidsinayo danyarta
Jigjiga: Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad oo maanta loo fariistay (Warbixin)
Khilaaf ba’an iyo xiisad siyaasadeed oo ka dhex aloosan maamulka DDS

Shir ay iskugu yimaadeen Guddiga Golaha Dhexe ee xubnaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) uuna shir-guddoomiyey Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Cagjar, Kuxigeenkiisa Aadan Faarax iyo
Madaxa Golaha Dhexe ee xisbiga Eng. Maxamed Shaale ayaa u biloowday Xisbiga

Xildhibaanada DDS ahna xubnaha xisbiga ayaa madaxwayne Mustafe Cagjar waxa ay ku eedeeyeen, una soo bandhigeen in uu Madaxwaynuhu gacanta kula jiro musuq baahsan oo ka socda Dowlad Deegaanka Soomaalida. Musuqa ayaa xubnuhu sheegeen in uu horseeday dib-u-dhac baahsan dhanka geeddisocodka shaqada DDS iyo hanaanka dimuqraadiyeynta.

Xubnaha ayaa weli ka doodaya sida uu xilka uu hayn karo ama in Maxadweynuhu uuba sii hayn karo xilka.

Shirka qiimeynta masuuliyiinta sare ee DDS ayaa ala filayaa in uu sii socdo maalmaha soo soo socda.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: