Weerar ka dhacay magaalada Heeg ee dalka Holland (daawo)

Weerar ka dhacay magaalada Heeg ee dalka Holland (daawo)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 2 weeks

    LKN WAXAA AAD U QOSOL BADNAA WEERARKII LONDON EE SIDA LIVE-ka DUNIDA LOOGA DAAWANAYEY SIDUU U DHACAY.
    BAQDINTA HAYSA CIIDAMADA INGIRIISKAAN KU QOSLAY XALAY’WAAYO?
    “NIN MINDIDII SHACABKU KA QAADAY OO SHACABKU KU DUL FADHIYAAN BUU INTUU ASKARI U YIMI DABADEEDNA SHACABKII KA DUL KICIYEEN OO DABADEEDNA XABAD KU DHUFTEEN!!!!?!.MARKAASAY HADANA WAXAY NOOGA DHIGEEN WAX CAJIIBA!!!!!!”OO XALAY OODHAN WARBAAHINTA KU BUUNBUUNINAYEEN,DABCAN BUNBUUNINTAASINA WAA UUN LABA:
    1=MAGACA ARGAGAXISO(TERRORIST) OO BERYAHAN DHAGAHA DADKU KA NASTEEN IN DIB LOO MAQASHIIYO…
    2=FASHILKA BAQDINTA XAMBAARSANAYD EE POLICE-ka INGIRIISKA OO LA QIIL LOO SAMAYNAYEY!!!.KKKKKKK.
    KKKKKK.NINKII SHACABKA AHAA ED MINDIDA KA QAADAY BAAN DIREYSKA POLICE-ka UGALIN LAHAA KII POLICE KU SHEEGA AHAA EE XABADA ISTICMAALAYNA DIREYSKAAN KA DHIHI LAHAA!!!.KKKKKKKKKKK..
    XALAY WAXAY AHAYD HABEENKII FASHILKA POLICE-ka INGIRIISKA..KKKKKKKK.
    WAA RAGII XABAD ISKALA DHACAY BAQDIN DARTEED NIN MINDIDUU SITAYBA SHACAB KA QAADEEN KKKKKKKKKKKKK.WAA NOOCAAA NOOCA DIREYSKA POLICE-ka ISKA SOO XIRANAYSA.KKKKKKKKK..MARKAASAY WARBAAHINTUNA QIIL UDOON BEENA DADKA KU ASQAYSIISEY XALAY!!!..
    Fiiro Gaara:
    POLICE-ka INGIRIISKA & MI5-MI6 KALIYA WAXAY YAQAANAAN SIDA DHALINYARADA YARRYAR EE MADOWGA AH LOOGA DHIGO GANGISKA OO NOLOSHA LOOGA RIDO!!!!.
    LKN MARKAY DHABB NOQOTO WAA XAARWEYNAYAAL..TUSAALE XALAY KAGA QUUSO!! NAF JECELAA WUXU…KKKKKKKKKK

  • NuurkaNederland 2 weeks

    DON’T WORRY!!?!.
    WAA WEERAR TUUGO AH, WAANA WAX ISKA CAADIYA OO DUNIDA KA DHACA.