Gen. Siciid Dheere, taliyaha ciidanka daraawiishta Puntland oo sheegay in ay la wareegeen saldhigii ugu dambeeyey ee ciidanka Maxamed S. Atam.

Diin-digle, Oct 20 – Gen. Siciid Dheere ayaa shir jaraa’id ku qabtay deegaanka Diin-digle oo ahaa fariisinkii ugu dambeeyey ee ciidanka Maxamed S. Atam. Gen. Siciid Dheere oo tafaasiil ka bixiyey ayaa sheegay in ay ciidanka daraawiishtu ay la wareegeen saldhigii ugu dambeeyey ee ciidanka Atam, hadana lagu raad joogo Atam naf ahaantiisa iyo tiro yar oo ka tirsan ciidankiisa oo u fakaday bariga fog ee Puntland …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com