Galmudug oo Puntland Garab Istaagtay kuna Dhawaaqday Dagaal ka Dhan ah Alshabaab

Galmudug oo Puntland Garab Istaagtay kuna Dhawaaqday Dagaal ka Dhan ah Alshabaab

War qoraal ah oo ka soo baxay aqalka madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa si kulul loogu cambaareeyey weerarkii kooxda Alshabaab saaka aroortii ku qaaday fariisin ciidanka Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur oo kuyaal duleedka Galgala.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com