Gaalkacyo oo laga helay qofki ugu horeyeey ee qaba Cudurka Covid19

Gaalkacyo oo laga helay qofki ugu horeyeey ee qaba Cudurka Covid19

Wasaaradda Cafimaadka Puntland ayaa shaacisay galabta in 70 jir loga shakisana cudurka Covid19 laga helay ugu dambeyn cudurkaas,kadib baaritaan lagu hayeey maalmihii u dambeyeey.

Qofkan ayaa ka yimid Magaalada Muqdisho,iyado hadda lagu karantiilay Xarunta karantilka ee Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com