FARRIIN kahortagga kufsiga carruurta iyo shaacinta cudurka ‘Pedophilia’ iyo cudurqabaha (Pedophile)

Waxaa geyiga Soomaaliya ku soo badanaya kufsiga carruurta aan qaangaarin, badanaana carruurta la kufsanayaa da’doodu waa ay ka yartahay 10 sano jir. Kufsiga carruurtu badanaa waa mid ku kooban isla guriga ama inta ka agdhow guriga iyo qoyska.

Hoos ka dhegayso farriinta Radio Daljir ee kahortagga cudurka PEDOPHILIA iyo sida waalidku ay carruurtooda uga ilaashan karaan kufsadaha carruurta ama PEDOPHILE.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com