Aragrtiada dadweynaha iyo shirka maamul goboleedyada ee Nayroobi (dhegayso)

Aragrtiada dadweynaha iyo shirka maamul goboleedyada ee Nayroobi (dhegayso)

Magaalada Nayroobi ee caasimada dalka Kenya waxaa maanta shir uu uga furmay madaxweyne yaasha maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo Galmudug,

Shirkan ayay madaxda maamul goboleedyada waxa ay uga hadli doonaan xaalada guud ee Soomaaliya, dhismaha ciidamada,doorashada Soomaaliya ee 2020ka, iyo deeqaha caalmka uu siiyo Soomaaliya ee la soo marsiiyo dowladda dhexe.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galaya safiirada wadamada caalamka ee daneeya arimaha Soomaaliya .

Majirto cid dowladda dhexe katrsan oo shirkan qayb ka ah.

Hasdaba sidee ayay shirkan u arkaan shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland?
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com