Falanqayn Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dardargelinaya Helitaanka Maalgashi Caalami ah (DHEGAYSO)

Falanqayn Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dardargelinaya Helitaanka Maalgashi Caalami ah (DHEGAYSO)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wada qorshe ku saabsan sidii dalka loogu samayn lahaa shaqo abuur..

Xasan Cali Kheyre  ayaa shirkadahan waxa uu ku xujeeyey in aysan cid ajnabi ah bannaanka ka keenin oo dhammaan shaqooyinku ay noqdaan kuwo ay ka faa’ideystaan shacabka Soomaaliyeed.

Hadaba Maxaa keenay xiligan  in hay’adaha caalamiga ah ay kudhiiradaan in ay maalgashi ku sameeyaan Soomaaliya, Su’aalahaas iyo kuwa kale waxaan wax ka waydiiney Pro. Cabdiwali Gayre oo ah Gudoomiyaha Jaamacada Bosaaso.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com